Welcome to Cowslafil.com
 

 

BBC Somali
BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
General Maxamud Nuur Galaal oo sheegay inuu gobolada dhexe ee Soomaaliya u tagay sidii uu khibrad ciidan oo dhinaca militariga ah u siin lahaa ciidamada culimaa’udiinka Ahlu Sunna Wal-jameeca
February-07-2010 Cowslafil -Muqdisho- Somalia
General Maxamed Nuur Galaal oo ka mid ahaa saraakiishii hore ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, balse xiliyadii ugu dambeeyay ahaa shaqsi caadi ah oo aan ka mid ahayn dhinacyada isku haya dalka Soomaaliya ayaa waxa uu ka warbixiyay ujeedada ka dambeysa socdaal uu dhowaan ku tagay Gobollada Dhexe ee dalka Soomaaliya gaar ahaan gobolka Galgaduud.

Gen. Galaal wuxuu sheegay in ujeedada ka dambeysa socdaalkiisa gobollada dhexe ay tahay sidii uu khibrad dhinaca militariga ah u siin lahaa xoogagga culimaa’udiinka Ahlu Sunna Wal-jameeca ee dagaallada kula jira xoogagga Al-shabaab iyo Xisbul Islaam, wuxuuna intaasi ku daray in sidoo kale uu booqasho ugu tagay halkasi si uu u arko qaar ka mid ah ehelladiisa oo uusan muddo arkin.

Gen. Maxamed Nuur Galaal wuxuu sheegay in uu dhowaan kulamo la yeelan doono hoggaanka culimaa’udiinka Ahlu Sunna Wal-jameeca, isla markaana uu wixii karaankiisa ah ama khibrad uu u leeyahay dhinaca ciidamada uu ku biirin doono culimaa’udiinka, si ay ugu guuleystaan dagaalada ay kula jiraan xoogagga ka soo horjeeda.

Wuxuu beeniyay jeneraalka inuu ka mid yahay siyaasiyiinta Soomaalida ee jagada u soo raadsaday maamulka ay maalmihii ugu dambeeyay ku mashquulsanaayeenc ulimaa’udiinka Ahlu Sunna Wal-jameeca, wuxuuna dhinaca kale beeniyay inay jiraan dadaalo uu ku doonayo inuu isugu xiro dawladda Itoobiya iyo culimaa’udiinka Ahlu Sunna Wal-jameeca.

E-mail:cowslafil@cowslafil.com

Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn