Welcome to Cowslafil.com
 

 

BBC Somali
BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Sanad guuradii koowaad ee idacada danan oo maanta siweyn looga xusay muqdisho iyo meelo kamida calaamka
March-08-2010 Cowslafil -Muqdisho- Somalia

Maanta waa 7 maarso 2010 malin walbana dunida magacbey uleedahay maanta waxey ku aadan maalintii dhidibada loo taagay shabakada warbaahinta danan ee magalada muqdisho

Idacaada danan ee magalada muqdisho oo kutaala wadada labaad ee suuqa furan ee bakaaraha waxey maanta xusysa halsano kadib malinta ladhageystay idacada

Warbaahinta danan oo kasoo gasha mowjada 94mhz ayaa halkii sano oo ay jirta deysay 1440 war iyo in kabadan 1200 oo wareysi tiiyo ay jirto in ay baahiso barnaamushyo badan oo kahadla arimaha bulshada

Idacada danan oo ay kabaxaan 23 barnaamush ayaa 19 kamida waxaa loo ga hadlaa arimaha bulshada taas oo cadeyneysa in idacadan loogu talagalay in kor loogu qaado bulshada liidata ee somalida

Qaar kamida barnaamushyada kabaxa idacada danan waxey leeyihiin magacyo dad badani ay uriyaqeen sida barnaamushyada;mudanaha mustaqbalka/marqaatiga nool/garqaad/guuxa wararka/koorta caasimada/waasan/danan ilatali/ iwm

Ereyga danan waxaa loo yaqaana shanqarta faraska magacaa oo uu alifay mid kamida macalimiinta muqdisho waxaa dhanka kale laga soo gaabiyay doonis.aqoon.nabad.aayatiin.iyo nolol

Idacada danan waxaa kahowlgala shaqaale kabadan 35 ruux oo isugu jira rag iyo dumar kalana jooga muqdisho. gobalada dalka Somalia iyo qeybo kamida caalamka

Warbahinta danan halkii sano oo ay jirtay waxyaabaha lagu xasuusto waxaa kamida iney siweyn uga hadashay heshiiskii bada oo ay wada galeen wadamada Kenya iyo Somalia kaa oo ay danan noqotay idacadii kahadashay bilawgii ilaa dhamaadkii heshiiskaa

Xafalada sanadguurada idaacada ayaa si toos ah manta looga tabinayay xarunta idacada iyadoo warka idacadana manta markii ugu horesay laga soo tabiyay is tuudiyaha Danan ee Nairobi

Maxamed barre xaaji fiyoore oo ah Agaasimaha idacada danan ahna nin suxufi ah ayaa manta sharaxaad badan kabixiyay sababihi loo aas aasay idacada danan iyo waxyabihii kudhliyay inuu aas aaso idacad kuhadasha afka somaliga oo xoogana saarta arima bulshada waxowna mr fiyoore sheegay inuu waligii kuhaminayay aas aaska idacada nuucan ah

Sanad guurada kowaad ee idacada waxaa sidoo kale kahadlay dadka kulugta leh arimaha siyasada Somalia.aqoonyahanada.dhaqaaqa bulshada rayidka ah waxgaradka iyo dhamaan qeybaha kaladuwan ee bulshada

Afahyeenka dhanka howlgalada ee ururka xisbul islaam shiiq maxamed cismaan caruus ayaa ugu hambalyeey idacada sanad guuradeeda isagoona ku amaanay qaabka ay uga hadasho arimaha dadka kubarkacay inta udhaxeysa muqdisho iyo afgooye

Wasiirka dakadaha iyo gaadiidka bada ee dkmg ah c/casiis lafta gareen oo isna kahalay sanad guuradii koowada ee idacada danan ayaa sheegay in uusan waligii iloobi sidii ay danan uga hadshay heshiiskii bada ee wadamada Kenya iyo Somalia

Xildhibaan maxamed jaamac nageeye xildhiban cabdi nuur maxamed yuusuf aqoonyahan xasan dhooye oo kunool mareykanka kuxigeenka hayada elman cali shiiq yaasin cali fadhaa iyo dadkale ayaa kamid ahaa dadkii manta kahadlay sanad guuradii koowaad ee idacada danan kuwaa oo dhamaan soo dhoweyay howsha ay danan uheyso shacabka somalida

Waxaa jira dad badan oo kamida dhageystayaasha idacada danan oo manta soo booqday xarunta idacada danan si ay kaga qeyb qaataan fantasyaha sanad guurada idacada waxeyna muujiyeen sida ay ugu riyaqsanyihiin wax qabadkii idacada halkii sano oo ay jirtay waxana dadkaa fursad loo siiyay iney soo bandhigaan wixii ay jecelyihin in idacada lagu soo kordhiyo iyo wixii ay idacad ku dhaliilayan halkii sano ee tagay

Maamulka guud ee idacada danan ayaa ugu danbeyntii kasoo qeyb galayshii xaflada ubalan qaaday iney sanadkaan soo kordhin doonaan barnaamusho ay uriyaqi doonan waxaana dad bani ay sugayaan wax ay danan soo kordhin doonto sanadkan

W/Q;;; Wariye C/llaahi Cismaan faarax oo katirsan idacada Danan

E-mail: cowslafil@cowslafil.com


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn