Welcome to Cowslafil.com
 

 

BBC Somali
BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Dagaal dad ku dhintey oo ka dhacey degaanka Bacadweyn iyo saakey oo laga qabsi qabo in dagaal hor leh uu ka qarxo
March-08-2010 Cowslafil -Muqdisho- Somalia

Wararka laga helayo deganka Bacadweyne ee koofurta gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in halkasi uu dagaal labo maleesho beeled ku dhexmarey shaley maqrib in waxyara ka horeysa kaas oo sida la shegay uu ku dhintey hal ruux iyo dhawac 3 kale.

Dagalka oo ka dhacey deegaan Ceel Quracle 3 KM koofutya ka xiga Deganka Bacadweyne ka dib markii maleeyo ka soo jeeda deganka Ceel Dheer Camara ay Weerar ku soo qaden sida wararka lagu helayo maleeshoyo ka soo jeeda degaanka bacadweyne sidaasna uu dagalku ku bilowdey uuna iskiis u istagey maqribkii ka dib.

Saakey ayaa waxaa la shegaya in uu jiro dhaqdhaqaaq iyo diyaargarow dagaal oo si aad looga daremayo inta u dhaxeysa Degmooyinka Ceel Dheer iyo Bacadweyne kaas oo ay wadaan Maleeshiyad aad u farabadan oo labada dhinac ka soo kala jeeda waxan la filiyaa in hadii aan ALLE kala qaboojin ay dagalmi doonan sida wararki ugu danbeyey ee laga helayo deganadaas ay shegayan isla markasn ay wararku shegayan in uu yahey mid weyn hadii uu qarxo dagalkaan.

Sidoo kale waxa isla dhaqdhaqaaqyadaan ciidan ka jiraa Deganka Barag Ciise oo hoos yimada Deganka Bacadweyne kuwaas oo si xooga looga dareemayo deganada ku dhow ee ay isku horfadhiyan isla maleeshiyo beelaadyadaan dagaalku mudada ka dhexsocdey ee deganka Baraag Ciise

Dadkii deganka Bacadweyne ayaa waxaa ku soo laablaabtey dagalada aan ula jeeda laheyn ee markasta lagu soo qadayo deganadooda kaas oo ay shegayan in xitaa aaney garaneyn sababata ka danbeysa ee markasta weerarka loogu soo qaadayo hadana aysan jirin cid ilaa hada si cad u shegatey waxa laga doonayo.

Dhanka kale waxa jira baaqyo farabadan oo markasta saxafada la soo marsiiyo oo loo jeedinayo beelahaan balsa ema jirto cid si toosa u dhex gashey ee isku xil qaantey waxan la maqlaa oo kaliya masuuliyiin leh dagalka hala joojiyo lakiin aan dheg jalaq loo siin.

E-mail: cowslafil@cowslafil.com


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn