Anagoo ah waxgaradka beesha surre ee ku dhaqan
qaarada yurub ayaan halkaan waxaan ka jeedinayanaa
baaq nabadeed oo ku aadan joojinta dagaal dhowaanahan
ka soconayay gobolada dhexe ee dalka soomaliya kaasi
oo u dhaxeeya beelo walaalo ah oo wada dega gobolka
mudug
,
waxgarada beesha sure ee ku dhaqan qaaradani yurub
ayaa ka codsanay dhamaanba dariska iyo dhamaanba
beelaha dega gobolka mudug iyo maamul goboleedyada
puntland,galmudug iyo kan ximin iyo xeeb in soo
dhex galaan biyo qabowna ku shubaan colaadani aan
wax natiijo ah laga gaareynin ee u dhaxeysa beelaha
Qubeys iyo beesha Suleymaan taasi oo wiil ku dhinta
mooyaane uusan wiil ku dhalaneynin.
Waxgaradka oo warkooda sii wata ayaa soo jeedinaya
baaq nabadeed oo ku aadan daminta colaada beelahaasi
walaalaha ah waxana baaqa diraya xubnaha beesha
surre wakiilka uga ah jaaliyada qaradani yurub
Sahro Xirsi Farax, Sweden.
Ali Mahamud Farax, Germany.
Husein Ali Qaliif, Holland
Khaliif Cali Cisman Holland.
Maryan Nur, UK.
Mahamed Cusman Cawad, UK
Dr maxamuud Wacdi Ibrahim Malta
Mr,Cisman Cumar Xaji Muxumad Malta
C/saaq da'uud Yuusuf, Malta
Mahad Barkad Abuukar Malta
Sacdiya Cali Adan Malta
Ismail Nur Hefow, Norway
Dalmar abdi warsame, Finland.
Hassan Ali Cigal, Finland.
Mahamed Ali Qaliif Finland.
Hassan Ali Qaliif, Finland.
Cabduqadir Ali Jaciir, Finland.
Mahamed Hirsi Farax, Finland.
Waxaa soo diyaariyay
Dr Maxamuud Wacdi Ibrahim
C/o Valleta Malta
Tel:+35699166530
Kaboweyne65@hotmail.com
E-mail: cowslafil@cowslafil.com