Waxaa labadii maalmood ee la soo dhafey la arkayey
xildhibanada Baarlabanka eek u sugan Muqdisho oo
ku sii qulqulaya Xarunta madaxtooyada Soomaliya
oo la shegay in ay ka doonanayeen Mushar ka mawqnaa
ila mudo 9 bilood ku dhowaad ah.
Xildhibanada ayaa safaf ugu jirey qaadashada lacago
la siinayey oo qaarkod sida la xaqiijiyey ay saluugeen
taas oo gareysa ilaa 12,000 oo Doolar waxan ay shegayan
kuwad saluugsan in ay deymo badan gareen inti ay
mushaar la'aanta ahayen isla markasna aysan ku filneyn.
Musharkaan ayaa la shegaya in uu ka yimid Midowga
Yurub oo u soo marsiiyey Hay'ada qaramada Midoobey
ee UNDP taas oo ka bixineysey Xarunta madaxtooyada
Soomaliya si ay u gaarsiiso Xildhibanada baarlamanaka.
Musharkan ayaa waxaa ku soo beegmaya xili ay quus
taagnayeen Xildhibanada Dowlada Soomaliya balse
uu dhowaan shegay R/W Cumara Cabdirashiid in xildhibanadu
heli doonan Mushaaraadkooda ayna u qaadan doonan
sida ugu dhaqsiyo badan
E-mail: cowslafil@cowslafil.com