Guurti ka tirsan qaramada midoobey oo howshooda
ay aheyd la socodka howlaha Baniaadam njimo ee Soomaliya
ka laga qabto fadhigooduna haa markii hore magalada
Nairbi ee dalkaasi Kenaya balse hada u wareegay
Dhinaca Xarunta UN-ka ee magalada New York oo Xafiskooda
Amaanka dartiis loo geyey waax lagu wada in ays
oo saran warbixin Buuxda oo la Xiriirta hay'ada
WFP iyo Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Dowlada soomaliya
uu Musuqmaasuq ku shaqeysta
Wara bixin si hordhaca looga helay Ergadaan dabagalka
Howlaha Bani aadamnimo ee qaramada midoobey u qaabilsna
Soomaliya ayaa waxaa ay sheegeysaa in raashinka
ay keento WFP Soomaliya lagu iibiyo suuqyada ee
aan loo geyn dadka dhibateysan haba yarate laguna
arki karo inta badan Gobolda dalka Soomaliya oo
suuqyadooda lgu iibinayo xiligan iyo mudo dheerba,
balse arintaas waxa gaashanka u daruurey madaxda
WFP ee isla UN-ka oo shaca ka qaadey in aybarayan
arintaan ee aysana jirin wax soo garey oo arimahaas
la xiriira .
Sidoo kale waxa ay warbixinu sheegaysaa in ay
jiraan wasiiro iyo xildhibaano ku jira Dowlada Soomaliya
iyo walib Diblomaasiin soomaaliyeed oo ka ganacsda
fiisiyonkia diblomaasiyiinta ee lagu aado dalalka
reer galbeedka siiba qaarada Yurub oo halkii xaboba
lagu iibiyo wax ka badan 10.000 oo doolar mareykanka
ah iyo 15.000 taas oo ay u iibiyaan dilaaliin suuqyada
ay u dirsadaan.
Warbixintaan ayaa sida ku xusan waxa la filiya
in farta laga Saaro Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey
Mr Banki Moon oo asgu ah Madax ugu sareeya ee Qaramada
midoobey iyo waxyabihii uu ka dhihi laha .
Waxa kale oo warbixinta ku jirta in maamulka Puntland
ay si buuxda u taageraan burcad badeda maraakiibta
keenasata maamulkooda ayla soo dhaweeyaan isla markasna
ayasan waxba ka qaban inta badan
Arintaan ayaan lagu xusin cida sida rasmiga u iibsata
raashinka balse waxa lagus oo koobey in shaqalaha
ay sidaas ku kacaan waxaan ay sdoo kale ku soo aadeysa
xili ay Shabaabul Mujaahidiin Amamnuuceen WFP in
ay ka howlgasho Gobolada ay gacanta ku hayaan ee
Dalka soomaliya madama ay beeraleyda Soomaliyeed
wax soo sarkooda la dirireyso.
E-mail: cowslafil@cowslafil.com