Welcome to Cowslafil.com

BBC Somali

BBC 11:00 - 11:15
BBC 14:00 - 15:00
BBC 16:00 - 16:15
BBC 18:00 - 18:30
Xaflad Qalinjebin...
Get your Free Videosi

Xawaaladda Dahabshil
Somali Links
A
B
baidoa 
Buurhakabo.com 
Bulsho  
C   
Cows La Fil 
Cadaado 
Cadayga 
Calayaale 
Cayaaraha 
Ceelbuur 
CRD 
cigonet.co   
D
Diilhare.com
Dir Era 
daawo 
dawanpress 

doolo 
deeyoo 
darwiishland
dayniile.com
 
 
Owliyo Dadweyne"Weerarkii Kismaayo lagu qabsaday wuxuu ahaa midaan si miirqab ah looga fiirsan,waxaanse leeyahay Beelaha Xishooda ee Kismaayo iska leh...

September 06-2008 Cowslafil , Mogadishu, Somalia .  

Maxamed Xusen "Owliyo Dadweyn" oo uwaramayey saxaafada gudaha ayaa si weyn uga soo horjeestay dagaalkii ay ku qaadeen xoogaga is garabsanayey ee Maxkamadaha iyo Alshabaab isagoo sheegay in aysan jirin sabab loo weerari karay kismaayo madama aysan ku sugneyn ayuu yiri Ciidamada Itoobiya ama DKMG,Owliyo ayaanan meesha ka saarin in dhib ka jiray Magalada Kismaayo sida isbaarooyin farabadan balse ayuu sii raaciyey in caqliga fiyow uusan ku talin Todobaatan qofood oo shacaba in lagu dilaa qabsashada Kismaayo.

Owliyo Dadweyn ayaa dhanka kale ku sheegay in Beelaha aan udhalan deegaanka jubooyinka ay isku weydaarsanayaan saxafada hadalo lagu dhacayo wax uu ku tilmaamay beelaha xishooda,isagoo midaa ka hadlayana wuxuu yiri" waxaa wax laga xumaada ah in siyaasiyiin beela kala gadisan oo aan degaanka u dhalan si Xishood dariya ay saxafada isu marinayaan hadalo lagu beecsanayo xuquuqda beelaha xishooda ee markastaa maamulkii qabsadabo ka sariigta in ay xukun kala hadlaan ama awoodooda soo bandhigaan sida Beesha Jareerweyn, Beelaha Direed,Beesha Bajuun,Beesha Shiiqaal,Beesha Galjecel,Beesha Coowrmale oo ah Beelaha dhamaantood kuwa leh Jubooyinka.

Maxamed Xuseen owliyo ayaa ujeediyey baaq in maamulka hada qabsaday uusan noqon mid la mid noqda Beel meel qabsatay oo ka saartay beel kale iskuna magacowda maamulka kismaayo,isagoo hadalkiisa kusoo afxiray Owliyo Dadweyne" waxaan uga digayaa Xoogaga qabsaday in aysan fududeysan talada ka imaaneysa dadka udhashay jubooyinka hadii kale ay keeni karto kacdoon shacab hadii aanan maamulka magaalada kismaayo iyo kan jubooyinkaba loo dhiibin Beelaha xishooda ee gobolka loogu yimid


E-mail: cowslafil@cowslafil.com.


Somali News.
Dastuurka...

Shir Looga hadlayey.

TFI Somali Republic.

Xaflad Balaaran oo

Xaflad Balaaran oo lagu xusayey Munaasabada 1Luulyo..


Khudbad uu soo ..


Heshiis Khartuum.

Soora Lo,Anella.

Xaflad Balaaran.

Xaflad Soo Dhoweyn